U bood nuxurka

Bogga Hore

Ka Wikipedia
Ku soo-dhawoow Wikipedia

Insaykalobeedhiya xorta ah ee qofwalbana wax ka bedeli karo

Wikipedia Soomaaliga waxaa ku jirta 13,666 maqaal, Hubi gaarista ama habka mobilka

Maqaalka Maanta

Wabiga Niil
Wabiga Niil

Wabiga Niil waa wabiga ugu dheer caalamka waxoona dhaxmaraa qaarada Afrika.Wabigaan Dhirirkiisa waxoo gaaraa ilaa 6,650 km,waxa uu u qaybsamaa laba qaybood oo kala ah niilka buluuga ah iyo niilka cad. niilka cadi waxa uu kasoo bilaabmaa halka looyaqaano harooyinka waawayn oo ah badhtamaha Afrika halka ugu fog ee wabigani uu kasoo bilaabmaa waa wadanka Ruwanda waxa ay kayimaadaan biyaha soraca wabiga niilka cadi wadanka gaar ahaan harada wayn ee Harta Fiktooriya waxa uu soomaraa wadmada Yugandha. koonfurta Suudaan. halka niilka buluuga ahi uu kasoo bilaabmo harada Taana ee wadanka Itoobiya waxa uu soo gaadhaa wadanka Suudaan waxa ay ku kulmaan labada wabi meel u dhaw caasimada wadanka Suudaan ee Khartuum. waxa uu wabigani isaga gudbaa dsagaal dawladood oo kuyaala qaarada Afrika. (SII AQRI)

Wararka WikiDhacdooyinka Hadda iyo Dheeraad...

Ma Ogtahay...

  • ... in Maxamed Siyaad Barre (Sawirka) uu ahaa madaxweynihii Soomaaliya intii u dhaxaysay 1969–1991?
  • ... in xilligii xukunkiisa uu hirgeliyey nidaam milatari oo xooggan, isaga oo isku dayay inuu mideeyo dalka ka dib afgambi militari?
  • ... in siyaasaddiisu xoogga saartay horumarinta waxbarashada, caafimaadka, iyo dhisidda kaabayaasha dhaqaalaha sida waddooyinka iyo warshadaha?
  • ... in uu taageeray dhaqanka iyo fanka, isla markaana abuuray xarumo dhaqan iyo madadaalo oo casri ah?
  • ... in siyaasadihiisa dibadda uu Soomaaliya ka dhigay xubin firfircoon oo ku dhex jirta ururo caalami ah iyo heshiisyo istiraatiji ah?
  • ... in dhaxalkiisa siyaasadeed uu weli ka doodaan taariikhyahannada, iyadoo qaar ay amaanaan horumarkii uu dalka u horseeday, qaarna ay dhaliileen xukunkiisii adag?

Wararka WikiDhacdooyinka Hadda iyo Dheeraad...

Taariikh

waa wadan oo laheen wax bad ah
waa wadan oo laheen wax bad ah

'Dhex kujir waa dal aan lahayn wax bad ah ama xeeb. Aduunka waxaa ku yaalla dalal gaaraaya 44 oo aan lahayn wax bad ah. Ethiopia waa tusaale caan ah oo dal dhex kujira oo aan lahayn bad. Waa dalka labaad ee ugu dadka badan Afrika ee aan lahayn marin badeed. Ethiopia waxay ku taal Geeska Afrika, waxaana ku wareegsan dalal leh xeebo sida: Djibouti, Somalia Eritrea

Taasi waxay ka dhigaysaa in Ethiopia ay si toos ah badda u geli karin, laakiin waxay isticmaashaa marinada dalalka deriska ah si ay u dhoofiso ama uga soo dhoofiso badeecadaha. tusaale ahaan, markii ay dal noqdeen Eratareya iyo Montenegro, waxaa loo aqoonsaday, dalalka Itoobiya iyo Serbia kuwo dhexkujir ah. sanadkaan aa ku jirno, badda waa muhiim, markii laga eego dhinaca dhaqaalaha, iyo kaluumeesiga (SII AQRI)

Wararka WikiDhacdooyinka Hadda iyo Dheeraad...

Maalintan

waa wadan oo laheen wax bad ah
waa wadan oo laheen wax bad ah

'Dhax kujir waa wadan oo laheen wax bad ah. aduunka waxaa ku yaalo, wadamo gaaraayo 44 oo badda ka xirantahay. dowladaha qaarkood kuwa u dhaw badda, waxaa dhacday in ee marki hore badda u furnaan jirtay. Laakinsa marka ee gobolo ka xoroobeen, ee ku soo baxeen, wadamo Dhax kujir ah. tusaale ahaan, xoreentii Eratareya iyo Montenegro, waxee u aqoonsadeen, wadamada Itoobiya iyo Serbia in ee badda arkin. sanadkaan aa ku jirno, badda waa muhiim, markii la fiiriyo, dhinaca dhaqaalaha, iyo kaluumeesiga (SII AQRI)

Wararka WikiDhacdooyinka Hadda iyo Dheeraad...

Sawirka Maanta

Jilib .

Jilib .

Maanta Oo Kale


Xusuusta dhacdooyinka maanta

Xusuusta Dhacdooyinka Maanta :

Kuwa ugu muhiimsan Xusuusta dhacdooyinka sanadkaan - Maalmaha sanadkaan oo dhan


Qeybaha maqaalada Wikipediaha
Cilmiga aanan sayniska ahayn

Cilminafsi · Taariikh · Luqadaha · Cilmiga bulshada

Siyaasad iyo bulsho

Ganacsi · Waxbarasho · Joornaalo · Gaadiidka · Beeraha · Dagaalada · Caafimaadka · Dowladaha

Diin

Diimaha · Mutolojiyada

Hiddo iyo dhaqan

Gabayada · Filimaanta · Muusig

Saynis

Bayoloji · Fiisigis · Kimisteri · Juquraafi · Xisaab · Cilmidayax · Xiddigis

Teknooloji

Elektaroonig · Internet · Kumbuyuutarada

Ciyaaraha iyo madadaalada

Teleefishinka · Ciyaaraha

Kuwa kale

Kalandar · Shaqsiyadaad · Waqti

Mashaariicda Bahwadaagta la ah Wikimedia

Mashaariicda Bahwadaagta la ah Wikimedia ee qodobkaan raacsan:

Wikibooks
Buugaag

Commons
Sawirro

Wikinews 
Warar

Wikiquote 
Oraahaha

Wikisource 
Qoraal

Wikiversity
Xogaha waxbarashada

Wikivoyage 
Hagaha safarrada

Wiktionary 
Qaamuus

Wikidata 
Liiska caddeymaha

Wikispecies 
Abla-ablayn

Luuqadaha kale Wikibidhiya

Wikipedia-gan waxaa lagu qoray Af Soomaali. Wikipedia-yada kale ayaa diyaar ah; qaar ka mid ah kuwa ugu waaweyn ayaa hoos ku taxan.